Golaha Badbaadada Hirshabeelle oo dhaliil xoogan u soo jeediyay Hogaanka Hirshabeelle!! (Halkaan ka Aqriso Warsaxaafadeedka lasoo saaray)

  Shir ay isugu yimaadeen Golaha Badbaadada Hirshabeelle (GBH)  ayaa  si gaar ah looga hadlay xaaladda Siyaasadeed, Amni,  iyo horumar ee Hirshabeelle. Falanqeyn dheer kadib Goluhu :- Wuxuu soo dhaweynayaa Heshiiska Nabadeed ee lagu gaaray Degaanka Cadale, wuxuu u mahad celinayaa odayaashii iyo Madaxdii dowr ka qaadatay dib u heshiisiintaa. Goluhu wuxuu ku baaqayaa in … Continue reading Golaha Badbaadada Hirshabeelle oo dhaliil xoogan u soo jeediyay Hogaanka Hirshabeelle!! (Halkaan ka Aqriso Warsaxaafadeedka lasoo saaray)